Full width home advertisement

Post Page Advertisement [Top]

  

Kalyaha iyo daryeelka

Waa maxay kalyo xanuunku ?

Kalyuhu waa xubinka jidhkeena uqaabil san kala saarka dhiiga, booratiika, iyo kaadida dabada loo saarayo .

Kalyaha caafimaadka qabaa waxay dabada usaaran kaadi bilaa booratiina ama xadi aad uyari la socdo .

Taasana cadaynaysa inay kalyaha jidhkeenu bad qabaan.

Kalyuhu waa shandheeya jidhka ee kala saraya waxii uu ubaahan yahay jidhku iyo waxa dabada looga saarayo.

Maxaa lagu gartaa calamadaha kalyo xanuunka ?

1-inuu qofku umuuqdo qof aad udaalan, tamartiisa oo hoosaysa

2-waxa weeye dhiig la’an

3- hurdo la’aan waxana sababa hurda la’aanta marka jidhka laga sari wayo sunta

4-waxa kamida buurnaan (cayil) aad boodo barar oo kale

5- waxa kamida oo kale naqaska oo qabta iyo khuuro badan marka uu qofku hurdo

6-maqaarkiisa oo engagan oo bilaa biyaa oo bukaanku xoqaayo taasina waxa ay ka

7- kaadi dhiig

8- kaadida oo kugu badata

9-xunbo lagu arko kaadida taaso mujinasa inuu xadi badan oo boora tiina soo raacay kaadida

10-lugo barar

turjumaysaa inuu caafimaadkii kalyuhu aad u liito.

Waxyaaba ay kalyuhu jidhkena ka caawiyaan waxa ka mida

1- inay jidhka ka saaran wixii wasakha

2- inay qayb ka qataan unug yada dhiiga cas

3- inay lafaahaga ka dhigaan qaar xoogan

Sidee looga hortagaa kalyo xanuunka?

Waxyaabaha keena kelyo xanuunka waxa kale oo kamida macaanka iyo dhiikarka , marka qofka laba qaba waxa aan kula talinayaa inuu ilaaliyo macaankiisa iyo dhiikarka isu uga foogaado nuglaan

Inuu qofku isticmaalo khudaarta cagaaran iyo midhahaba taaso ka caawinaysa kalya shaqadooda

Waxa kale oo kagaga baahan yahay inaad biyo badan cabtid. si kalyahagu shaqada ulaba jibaaran

Inaad kalyaha ka ilaaliso suumanka laysku giijiyo iyo waxyaabaha kale ee dhexda lagu xidhaba .

 

 

 

No comments:

Post a Comment

Bottom Ad [Post Page]