Full width home advertisement

Post Page Advertisement [Top]

 Waa maxay maqaarku?

Maqaarku waa xubinka u wayn xubnaha aadamah waxa culayskiisa lagu qiyaasa ilaa 3-8kg badkiisana 1.5-2m2

Imisa qaybood ayaa uu uqaybsamaa maqaarku?

 Waxa uu uqabsamaa 3 qaybood oo lakala yidhaahdo

1-maqaarka sare

2-maqaarka dhexe

3-maqaarka hoose ee muruq xigeeka

 

Waa maxay shaqada maqaarku?

1-Illaalin (uu ka ilaalinaayo jidhka waxa dabada ka soo weeraraya. )

2-Heerkulka jidhka oo isku dheeli tiro.

3-Hawada (hawada oxygenta leh oo uu jidhka usoo daayo,carbondioxide uu ka saaro.

4-Kaydin (nafaqada iyo biyaha uu kaydiyo)Waa maxay lifaaqyada maqaarku ?

Lifaqyada maqaarku waa 3

1-Timaha

2-Cidiyaha

3-Qanjidhada maqaarka

 




Xanuunada maqaarka ku dhaca waxa kamida

1-Barro      2- Nabaro     3- Qalayl

4-Boogo     5-qolof          6-intertrigo

SIDEE LOODA WEEYA MAQAAARKA LASOCO QAYBTA DANBEE WARBIXINTA AHNA TA UMUHIIMSAN

No comments:

Post a Comment

Bottom Ad [Post Page]