Full width home advertisement

Post Page Advertisement [Top]

 Sidee ayaan maqaarkayga udaryeeli karaa?

Sida aan ogsoonahay maqaarku waa unug aad ugu mihiima nolosheena. faya qabkiisuna waxa uu kaa caawinayaa inay inugyada kale jidhkeenu badqabaan sidaa darteed waxa aan jeclaystay inan idinsoo gudbiyo talooyin kusaabsan maqaarka

 


1- Marka koobaad qofka muslinkaa waxa ku waaajiba inuu ilaaliyo nadaafada jidhkiisa maryihiisa hooyga uu seexanayo

2-in xoog lasaga ilaaliyo dawooyinka maqaarka lamariyo hadii ay tahay qaar qurux loomarsanayo iyo qaar laga marsanaayo qabaw ama qorax

3-in aad jidhkaaga ka ilaaliso inuu xoog u qalalnaado iyo sidoo kale inuu qoyanaadaba kuwaaso usuura galiya nuu jidhku si dagdaga uqaato Bacteria iyo funguska

4- inaad aad uga feejignaato hadii aad haysato xayawanka gurijoogta ah kuwaaso ku sahlaaya inuu kugu dhaco maqarada jidhka

5-ka feejignaw dadka qaba xanuunada maqaarka inaaad la sameeso xidhiidh toosa kuwaso kugu keeni kara inaad si dhakhsaa uga qaado.

 

Waxan aad kaaga mahad naqayaa hadad halkan sogaadhay inaad nagu caawiso inaad noo shere gayso waxa laga yaaba in wallal somaliyeed uu ubaahna talooyinkan uu ku baraarugo mahdsanid.

 

No comments:

Post a Comment

Bottom Ad [Post Page]